Home
Photos
Blog
Calendar
Links
seeyorg
Home

farhan
Agaasimaha Hay'ada Wadaniga Ah ee SEEYO Org.

Mr. Farhan Mohamoud Hidig




 



Hay'adan wadaniga ah ee Somaliland Environmental & Education Youth Organization (SEEYO) waxay xarumo ku leedahay meelo badan oo ka mid ah Gobolka sanaag Gaar ahaan Degaamada Ceel Afweyn, Gudmo Biyo cas Daris, Ilad Dugbax, Cal haleena, Shumux shumux, iyo iyadoo mashruuc balaadhan oo ay maal Gelisay Canadian Intrentational Development Agency CIDA  ka wada Degaamada buuraleyda ah ee Daallo, Surud iyo Dhulka xeebaha ah

waxaa kale oo ay hay'aadu xooga saartaay sidii waxbarashada Gobolka sananaag loo horuumarin lahaa waxaanay Hay'adu leedahay Dugsi balaadhan oo ay wax kabartaan in kabadan  600 oo qof oo u badan Dumar iyo Caruur kuwaasoo dhamanntood bilaash wax lagu baro isla markaana ay SEEYO ku bixiso sanad kasta in ka badan $ 30.000 US Dollar

Gobolka sanaag waa gobolka ugu balaadhan Dalka Somaliland isla markaana waa gobolka ugu danbeeya Gobolada dalka marka loo eego dhinaca Adeegyada Aas aasiga ah sidaa darteed SEEYO waxay ahmiyd siisay sidii ay dhinaca Saxafada uga horuumarin lahayd waxanay SEEYO labadii todobaadba soo saartaa Majallad la yidhaahdo WADDANI oo ku hadla labada luuqadood ee somali iyo English kaasoo sanad kassta ay SEEYO Ku bixiso lacag gaadhaysa $ 16.5 US Dollar

Prepared By:

Farhan Mohamoud Hidig

SEEYO Executive Director

Tell: 00252-90-684300 (Mobile)

        00252-5-380159   Office

Email: Seeyoed@yahoo.com

internet: www.seeyo.wordpress.com, seeyorg.zoomshare.com




 


site  zoomshare